Maamulka Gobolka Hiraan Oo Kormeer ku tagay Degmada Buula Burte

0
150

JOWHAR (Radio isnaay)   Gudomiyaha Gobolka Hiraan Cali Jeyte Cusman oo ku sugan Degmada Bula Burte ayaa u kuur galay xalada Nololeed ee  ka jirta Degmadaasi  Waxa uuna sidoo kale booqday Kamamka Barakacyaasha Degmada Buula Burte.

 

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya; Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here