Xalad Adag oo dhanka Nolosha ah oo laga soo sheegayo Tuulada Shidlo Bari

0
146

JOWHAR (Radio isnaay)  Cabdullahi Xasan oo ka mid ah wax garadka Tuulada Shiidlo Bari ee hoostimaada degmada mahadaay islamarkaan wareysi siiyay Radio Isnaay

ayaa sheegay in bulshada tuuladaasi ay soo wajahday Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha ah ka dib markii Saameyn Xoogan ku Yeelatay Abaaraha ka Jira Dalka & Biyo Yarida Wabiga Shabelle.

Warbixitaan waxa soo jeedinaya;  Cabdiweli Ahmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here