Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka hirshabelle Maxamed Cumar Ceeymooy ayaa ugu baaqay hey,addaha ka howlgala gobolka iyo kuwa caawiya sida DFP ay beeraleeyda iyo dadka abaaraha saameeyeen gargaarkooda kusoo begaan waqtiga ku Haboon.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.