Ganacsatada Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay in maalgashi ay ku sameeyaan Beeraha.

0
258

Jowhar ( Radio Isnaay) – Ka ganacsiga waxsoosaarka Beeraha Gobalka Shabeellaha dhexe ay mudooyinkii danbe ahaa mid hoos usii dhacayo iyadoo ay jiraan sababo badan oo isbiirsaday,haatan si kor loogu qaado waxsoosaarka Beeraha waxaa ganacsatada Magaalada Jowhar loogu baaqay in maalgashi balaaran ay ku sameeyaan.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaayo;– Maxamed Abuukar Cabdi Raxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here