Xiddig Real Madrid Ah Oo Xaqiijiyay In Uu Xalay Ciyaaray Kulankiisii Ugu Dambeeyay Ee Real Madrid.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay) Daafaca reer Brazil ee Real Madrid Marcelo, kaasoo Sabtidii ciyaaray kulankiisii ​​ugu dambeeyay ee kooxda Merengue, ka dib markii uu ku qaaday Stade de France koobkii 14aad ee Champions League Liverpool.

Daafaca Bidix ee reer Brazil ayaa ka tagi doona Real Madrid isaga oo ah xiddiga ugu koobabka badan tariikhda Real Madrid kuna guulaystay 25 gool.

“Waa arin cajiib ah in la daawado habeenadan mucjisada ah oo kale”ayuu yidhi ciyaarta kadib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here