Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 100 ruux oo isgu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada jowhar ayaa ka doodayay aqoon isweeydaarsi socon doono sadex maalmood oo lagu baranayo ka qeyb galinta haweenka siyaasadda dowladdaha hoose iyo go,aan ka gaaristaeeda waxaana lagu qabtay magaalada jowhar ee maamulka hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.