Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarro badan oo waxbartay ayaanan laheyn qorshe ay ku shaqeysan karaan iygaoo leh xirfado u gaar ah balse u hanqal taaga shaqooyin dowladeed madaama ay ka soo baxeen jaamacaddo iyo dugsiyada sare.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – maryama Shiikh Cabdi.