Duqa Muqdisho oo hishiis la saxiixday Duqa Konya.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo Duqa Magaalada Konya ee Dalka Turkiga MR.ibrahim uğur altay ayaa si wadajir ah u wada saxiixay heshiis la xariira Walaaleynta iyo Iskashiga Labada Magaalo, Waxa ayna iska kaashan doonaan Sagaal qodob oo muhiim u ah dhaqangalinta heshiiskan.

1. Maareynta qashinka iyo warshadeyntiisa
2. Gaadiidka Dadweynaha noocyadiisa kala duwan (Public transportation ).
3. Qorsheynta Magaalada iyo hagaajinta nidaamka adress yada Magaalada guud ahaan. (urban planning and adressing system )
4. Diiwaan galinta dadweynaha (Civic registration ) .
5. Tababaradda
6. Dalxiiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here