Maamulka Hirshabeelle oo Shaaciyay in 1-da Bisha June dib loo furi doono Kanaalka Barwaaqo.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle ayaa sheegtay in dhawaan la soo gaba gabeyn doono dayactirka kanaalka barwaaqo oo in muddo ah aanan shaqeynin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here