Sicir-barar xooggan oo ka jira Wadanka Canada.

0
225

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsiyada dalka Canada, gaar ahaan maqaayadaha ayaa kordhiyay qiimihii ay wax ku iibin jireen, iyagoo u sababeynaya maciishadda oo noqoneysa mid qaali ah maalinba maalinta ka dambeysa.

Arrintan ayaa loo aaneeyay dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine iyo cudurka COVID-19 ee weli ka jira dunida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here