Beeraleyda Tuulooyin Hoostaga Degmada Mahadaay oo Walaac ka Muujiyay Biyo yarida Wabiga.

0
211

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Beeraleyda Tuulada Xudur Ciise oo Hoostagta degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay walwal ka qabaan Biyaha wabiga oo sii yaranaya xili ay wadaan tacabka beeraha islamarkana eysan xiligan arag Roobka Gu’ga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here