Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo ka Digtay Halista Caafimaad ee uu leeyahay Isticmaalka Muqaadaraadka.

0
216

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu danbeeyay waxaa ku soo badanaya Magaalada Jowhar dhalinyarro badan oo aad u isticmaasho dawooyin ay jeebkooda kasoo iibsadaan iyadoo aysan dhaqtar u tagain balse u,arka inaay isku iloowsinayan xaaladaha shaqo yarraan ee waddanka ka jirta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here