Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo booqday deegaanka Ceelmacaan

0
177

JOWHAR (Radio isnaay) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray deegaanka Ceelmacaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa ugu kuurgalay xaaladaha guud ee deegaanka sida amniga, iyo tan kaluumeysatada deegaanka.

Kaluumeeysatada degaanka ayaa mudooyinkii dambe ka cabanayay maraakiib shisheeye oo xaalufin ku hayay kalluunka iyo wasaq ay sheegeen in lagu daadiyay xeebaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here