Bulshada Magaalada Jowhar Oo aragti ka dhiibtay hoos udhaca kuyimid wax soosaarka beeraha.

0
124

Jowhar ( Radio Isnaay) Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa laga dareemayaa sara ukac kuyimid qiimaha la iibiyo qudaarta iyo dalagyada kale ee beeraha,waxaana arinkan uu yimid kadib markii uu aad hoos ugu dhacay wax soosaarka beeraha.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaya ;-Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here