Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed oo Tababar ka  Furtay  Magaalada Jowhar

0
218

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Tababarkaan oo u jeedkiisu ahaa ka qeyb qaadashada Nabadeynta & sidii dhalinyarada ay uga qeyb qaadan lahaayeen ayaa waxaa lagu qabatay magaalada jowhar ee Caasimada Hirshabeelle waxaana soo qaba qaabisay  Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here