Tiro Carruur Ah Oo Ugeeriyootay Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka dilaacay Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
251

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Afar Carruur ah ayaa  ugeeriyooday inta la Xaqiijiyay Cudurka shuban biyoodka halka tiro intaasi ka badane ay la ildaran yihiin tuulada Buulo Jadiid oo ka mid ah tuulooyinka Hoosyimaada Mgaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle . In ka baddan boqol qoys ayaa lagu soo waramayaa in uu cudurku haleelay sida ay sheegtay hooyo Sahro Cabdulle oo ka mid ah dadka tuulada .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here