Real Madrid Oo Bar-Baro Ku Soo Xiratay Xilli Ciyaareedka La Liga

0
222

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Real Madrid ayaa bar-baro ku xidhatay xilli ciyaareedka La Liga kadib markii ay bar-baro ku dhaafi waayeen kooxda Real Betis kulan ka dhacay Santiago Bernabue.

Kulanka ayaa ahaa mid adag oo ay labada kooxood soo bandhigeen qaab ciyaareed fiican iyaga oo ku dadaalayay sidii ay natiijo fiican ugala bixi lahaayeen kulanka.

Real Madrid ayaa maamulaysay ciyaarta xilli ay Real Betis dhankeeda qaadaysay weeraro ay ku doonaysay in ay goolal ku dhaliso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here