PSG Oo La Timid Qorshe La Yaab Leh Si Ay Heshiis Cusub Uga Saxiixato Kylian Mbappe

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda PSG ayaa wax walba u samaynaysa sidii ay u sii haysan lahayd xiddiga Kylian Mbappe waliba uga saxiixan lahayd heshiis cusub.

Heshiiska Kylian Mbappe ee kooxda PSG ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana ay ilaa haatan u badantahay in uu isaga tagi doono kooxda.

Laakiin Kooxda PSG ayaan wali ka quusan in ay sii haysato xiddiga reer France waliba ay ka saxiixato heshiis cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here