Qoysas ku nool Degmada Balcad oo la Garsiiyay Gar gaar Rashiin ah.

0
242

Jowhar – (Radio Isnaay ) – mid ka mid ah Hey’adaha gar gaarka bixiya ayaa Gurmad rashiin ah garsiisay qoysas uu abaaraha sameeyay oo ku nool degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here