Man City Oo Isku Diyaarinaysa In Ay U Dhaqaaqdo Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya

0
253

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay dalab 30 milyan ah ka gudbiso saxiixa daafaca bidix ee Brighton & Hove Albion Marc Cucurella xagaaga.

Xiddiga 23 jirka ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyareedkan waxana uu ku guulaystay xiddiga ugu fiican kooxda Brighton xilli ciyaareedka.

Sida laga soo xigtay Daily Mail, Pep Guardiola ayaa doonaya in uu xiddiga Cucurella ka dhigto saxiixyadiisa suuqa kala iibsiga xagaaga si uu ugu xoojiyo daafaca Bidix.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here