Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Kahadlay Kulan ay kasoo qeybgaleen bulshada kunool Magaalada Beleweyne ayaa uga Mahadceliyay Bulshadaasi sida ay isaga difaaceen Biyaha Fatahaadaha ee Sanado badan kafatihi jiray Magaaalada beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle.