Munaasabad lagu Xusayay Sanad-guurada 2aad ee Radio Isnaay oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu xusayay Sanadguurada 2aad ee Radio Isnaay ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle waxaana ka soo qeybgalay Masuulyiin ka socday Wasaaradaha Waxbarashada, Caafimaadka, Ganacsiga, dhalinyarada iyo Warfaafinta sido kale waxaa gob joog ahaa Maamulka degmada Jowhar, shirkadaha isgaarsiinta, Ururada Haweenka, dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee Dhageystayaasha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here