Ganacsatada Jowhar oo Bogaadisay Waxqabadka Radio Isnaay oo udabaal dageysa sanadguurada 2aad.

0
556

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Radio Isnaay ayaa sanadkan udabaal dageysa sanadguurada 2aad kadib markii la aas’aasay sanadkii 2020 waxana hambalyada idaacadda la wadaagay ganacsatada Jowhar oo sheegay in mudadii idacaadda jirtay ay wax badan ka qabteen dhanka arrimaha bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed  Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here