Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ka shaqeeya Wax soo saarka Beeraha ee deegaanada gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegay in muhiimada ugu weyn ay tahay in iskaashi la sameeyo si loo horumariyo tacabka beeraha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abukar Cabdiraxmaan.