Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Mareeynta Bulshada degmada Bula burte Maxamed Shiinne ayaa sheegay in la lacago lagu ganaaxi doona qofkii ilaalin waayo nadaafadda deegaankiisa.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.