Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiliyada uu Biiyaha keeno wabiga Shabeelle waxaa ay beeraleyda Magaalada Jowhar ay Bilaaban Horumarinta Tacabka waxa ayna qarkood ay shegeen haddi ay ka badbadaan fatahaadaha in ay waddi donan tacabka beeraha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.