De Bruyne Oo Goolal Ku Ciqaabay Wolves.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – City ayaa ciqabatay kooxda Wolves oo biloowgii isku dayday in ay ka yaabsato kooxdaas waxa ayna ku direen 5/1

Habeenkii De Bryune ayay aheyd isaga yaa ku horeeyya goolka daqiiqadii 7-aad balse  durba daqiiqadii 11-aad ayaa la bareejayay sababo la xariira daafaca kooxdaas oo afka hore si ka bad badis ah .

City kubad deg degsiimo leh ayay ciyaarayeen ayna sii dheer tahay kalsooni , waxa ayna heleen goolal is xiga waxaana sedex kale sii raacsaday De Bruyne .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here