Inter Milan Oo Garaacday Juventus Markii 8-aadna Kuna Guulaystay Coppa Italia.

0
234

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Inter Milan ayaa markii 8-aad taariikhdeeda ku guulaystay koobka Cpa Italia kadib markii ay garaaceen kooxda Juventus kulan xiiso lahaa.

Kulanka ayay labada kooxood wada ciyaareen 120 daqiiqo kadib markii ay ku kala bixi waayeen 90-kii daqiiqo ee ciyaarta.

Inter Milan ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo doonayay in ay haliyaan goolal wakhti hore ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here