Shaxda Ay Liverpool Caawa Kaga Hor Tagi karto Aston Villa.

0
201

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaa caawa kulan premier League ah booqan doonta kooxda Aston Villa kulan ka dhici doona Villa Park kana tirsan todobaadkii 36-aad ee premier League.

Reds ayaa kulanka soo gali doonta iyaga oo isha ku haya ku soo laabashada wadada guulaha kadib bar-barihii ay la galeen Tottenham Sabtidii.

Sidoo kale Klopp ayaa kulanka soo gali doona isaga oo hal il ku haya final-ka tartanka FA Cup-ka oo ay sabtida dambe la ciyaari doonaan kooxda Chelsea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here