Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle ayaa dhawaan waxa ay sheegtay in ay qaadi doonto Imtixaanka Sanad dugsiyeedka 2021-2022 ee ardayda guud ee digsiyada sare ee Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.