Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Laba Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kunoolaa dalka Koonfur Afrika ayaa saacadihii lasoo dhaafay u geeriyooday dhaawacyo culus oo kasoo gaaray shil gaari oo ay ku galeen Magaalada Cape Town ee dalkaas Koonfur Afrika.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.