Bulshada Jowhar oo Bogaadiyay Waxqabadka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Isnaay oo Labo sano jirsatay.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadweynaha ku nool magaalada jowhar ayaa  soo dhaweeyay sida ay ushaqeyso radio isnaay gaar ahaan wararka iyo barnaamijyada kabaxa dhamaantood mdaama ay nagu soo fool leeday sanadguuradii labaad ee ka soo wareegatay markii laga taagay magaalada jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here