Shirkadaha diyaaradaha Nigeria oo ka noqday go’aan shaqo joojin ahaa.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkadaha diyaaradaha ee Nigeria ayaa sheegay in ay ka noqdeen qorshe ay markii hore ku damacsanaayeen in ay ku joojiyaan duulimaadyada gudaha arintaas oo ay kaga cabanayeen qiimaha shidaalka oo aad u kacay.

Qiimaha shidaalka ayaa sannadkan kordhay, kadib markii Ruushka uu duulaan ku qaaday dalka Ukraine taasoo keentay inuu kordho qiimaha shidaalka oo inta badan laga soo dhoofin jiray labadan dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here