Dhalinyaradaan ayaa sameeyay Kulamo looga Arrinsanayo sidii garab istaag Muuqda loogu sameeyn lahaa dhalinyarada aan wax baran ee kunool Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka Hoosyimaada.
Cabdikariin Abuukar oo kamid ah dhalinyarada wada dadaaladaasi ayaa sheegay in loo baahanyahay Wacyigelinno badan oo lasiiyo dadka aan waxbaran si ay ufahmaan Muhiimadda iyo Waxtarka Waxbarashada islamarkaana ay gaarsiiyaan dadka kale ee aan wax baran si ay uhormariyaan Noloshooda.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya: Cabdi Wali Axmed Hiloowle.