Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Baaq Udiray Ganacsatada Magaalada Jowhar.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeyda ku nool jowhar iyo tuulooyinka hoosyimaada ayaa qorsheeynaya abuurka bariiska oo labaddii sano ee lasoo dhaafay ay biyo gooyeen  iyadoo qarash badan uu ka galay beeraleeyga ,marka laga reebo in yar oo aan ku filneeyn gobolka inaay beeraha aan biyaha gaarin laga helay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here