Tottenham Oo Bar-bardhac Ku Qasabtay Liverpool Xilli Wiilasha Klopp Maamuleen Kubadda.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool iyo Tottenham ayaa ku hishiiyay bar bardhac min hal gool xilli kooxda Klopp ay maamuleen kubadda

Sheekada ciyaarta : Liverpool iyo Tottenham ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ka dib ciyaar cadaadis ahaan ay xooganeyd kooxda Klopp

Tottenham biloowgeeda ma xumeen inkastoo halis gilin  muuqata aysan sameyn hadana Liverpool ayaa soo bandhigtay kubad deg degsiimo leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here