Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Xasuuqii Brighton Kula Kacday Man United.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa guuldaro weyn kala kulantay kooxda Brighton kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

Red Devils ayaa sii wada qaab ciyaareedkii liitay ee ay ku jireen xilli ciyaareedkan kadib guuldaro 4/0 ah oo ay kala kulmeen kooxda Brighton.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xaqiiqooyinka laga diwaan galiyay kulanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here