Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo kawada hadlay Horumarinta Xirirka labada dal.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Senator Cusmaan Abokor Dubbe oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa  kulan dheer xafiiskiisa kula qaatay Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federalka Ethiopia Dr. Legesse Tulu.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here