Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada yar yar ee ku iibiyo suuqyada magaalada jowhar gaar ahaan xaafada hantiwadaag ayaa sheegay inaay qaali garoobeen rashiinka bagaashka ah ee laga keeno magaalada muqdisho.
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.