Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Cudurka shuban Biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay tuulooyin iyo deegaano katirsan gobolka shabeellaha dhexe waxaana ilaa hadda lagu dabiibaya dadka uu soo ritay cusbitaalka goboleedka Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.