Midawga Yurub oo soo jeediyey in laga maarmo ku tiirsanaanta saliidda Ruushka.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxa Midayga Yurub Urzula von Der Leyen ayaa daaha ka qaadday tallaabooyin cusub oo lagu ciqaabayo dalka Ruushka, iyada oo ku dhawaaqday qorshayaal cusub oo lagu joojinayo iibka saliidda ceydhiin ee dalka Ruushka muddo lix bilood gudahood ah iyo in la joojiyo dhammaadka sannadkan, in dalalka Midawga Yurub ay shidaalka sifaysan ka soo iibsadaan dalka Ruushka.

Cunaqabataynadan cusub ayaa u baahan in xubnaha Midawga Yurub ay si dhamaystiran isugu raacaan, si ay u dhaqan gasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here