13 Kooxood Oo Haatanba Xaqiiqsaday Booskooda Wareega Group-yada Champions League Xilli Ciyaareedka Dambe.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkasta oo aan wali lagu kala bixin champions League xilli ciyaareedkan lana sugayo in la ogaado labada kooxood ee isugu iman doona final-ka kuna kala bixi doona koobka xilli ciyaareedkan.

Hadana waxa durba la xaqiijiyay kooxaha ka ciyaari doona tartanka champions League xilli ciyaareedka soo socda iyada oo ay kooxuhu haatanba goosteen tigidhkooda wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka soo socda.

Waxa haatanba la xaqiijiyay 13 kooxood oo haatanba huba ama xaqiiqsaday in ay xilli ciyaareedka dambe ka ciyaari doonaan wareega Group-yada tartanka champins League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here