Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka oo Maanta Caalamka iyo Soomaaliya laga Xusayo.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in 3-da May in ay tahay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka iyadoo loo arkayay in kor loo qaado wacyiga ku saabsan muhiimadda ay leedahay xorriyadda saxaafadda iyo in la xasuusiyo dawladaha waajibaadkooda ku aaddan ixtiraamka iyo dhawrista xaqa. Xorriyatul-qawlka ee ku xusan qodobka 19-aad ee Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka 1948-kii iyo xuska sannad-guurada Bayaanka ku saabsan mabaadi’da saxafada xorta ah oo ay isugu geeyeen saxafiyiin Afrikaan ah oo ku sugan Windhoek 1991kii.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here