Maalinta Labaad ee Ciidul Fidriga oo Maanta laga Ciidayo Jowhar.

0
237

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadda Maalinta labaad ee Ciidul fidriga ayaa Maanta siweyn looga Ciidaya magaalada Jowhar iyado goobaha ee caruurta ku damashadaan lagu arkayo caruur badan oo maalinta labaad ciidaya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here