Fahfaahino laga helaayo Khasaaro ka dhashay dab ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Muqdisho.

0
177

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dabka ayaa geystay khasaaro hantiyadeed, waxaana gubtay goobo kamid ah meelihii uu ka kacay, iyada oo markii dambe ku guuleystay inay demiyaan Gaadiidka dab demiska Shirkadda Hormuud iyo kan Gobolka Banaadir.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here