Wasaarada Beeraha Hirshabelle oo Digniin u dirtay qaar kamid ah Hey’daha ka shaqeeyo Hirshabeelle.

0
319

Jowhar (Radio Isnaay) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka dowlad gobaleedka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa Hey’daha FOA iyo WFP ugu baaqay in dhamaan shaqooyinka ay usoo maraan Wasaarada Beeraha,sidoo kale Wasiirka ayaa baaq u diray  wasaarada beeraha dowlada dhexe.

Waxaa soojeedineyso:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here