JOWHAR (Radio isnaay) Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen ku dhawaad 50ruux oo isgu jiray mas,uuliyiin kakala socday wasaaradda Cadaaladda,xeerilaalinta ,booliska iyo bulshada rayidka ayaa looga hadlayay dhowrista xuquuqda carruurta ee dhanka cadaalad helida
warbixintaan waxaa noo soojeedineysa ;-Maryama Sheikh Cabdi