Xildhibaan Hirshabeelle oo ku Baaqay in la Horumariyo Cayaaraha Gobolka.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Xildhibaan siciid hagar oo kamid ah mudanyaasha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ka sheekeeyay markii waddanka dib ugu soo noqday inta uusan xildhibaan noqon  ciyaarahii  g/sh/dhexe heerkii uu kasoo ciyaaray isagoo diirada saarayay waxka qabashada garoonka ciyaaraha jowhar inta uusan noqon xildhibaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here