Qoysas Danyar Oo kunool Magaalada Baladweyn Oo Dhar Ciid loo qeybiyay.

0
127

Jowhar (Radio Isnaay) Macalimiinta iyo Ardayda dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee Ileys ee Magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa dhar ciid u qeybiyay  ilaa 50 qoys oo isugu jiro Agoon iyo Danyar,kuwaasi oo aan awoodin in ay iibsadaan dharka ciida.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaya Cabdiwali Axmed Hilowel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here