Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaruntan oo lagu hagaajiyo haweenka caruusadaha cilaankana lagu saaro xilliyada ciidaha iyo waxqti kasta ee loo baahdo ayaa la xiraa bisha ramadaan iyadoo xilliyadana dib loo furo si dib uhabeyn loogu sameeyo madaama ay soo dhawdahay ciida soonfur oo ah xilliyada ay ugu faa,iido badan thay sida ay sheegtay fahiimo C/raxmaan maxamed oo ah maamulaha baxreeyn oo aan kula xiriiray qadka telfoonka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.